Tirada Soomaalida lagu dilay sanadkii tagay dalka Koonfur Afrika  oo la shaaciyay

Dalka Koonfur Afrika ay kunool yihiin Kumanaan qof oo Soomaali ah ayaa loo geestaa dhibaatooyin badan oo isugu jira dil , dhac, iyo boob, waxaana dalkaasi sanadihii ugu dambeeyay noloshooda ku waayay boqolaal qof oo Soomaali ah. Sanadkii tagay ee 2017-da ayaa dalka Koonfur Afrika lagu dilay dad gaaraya 139-qof halka lagu dhaawacay 74 qof … Continue reading Tirada Soomaalida lagu dilay sanadkii tagay dalka Koonfur Afrika  oo la shaaciyay